Ardo Iyo Mire Way Ciidayaan

Ginza

Ardo iyo Mire waxa ay ku nool yihiin magaalada Hargeysa. Marka ay bisha Ramadaan dhammaato waxa ay maalinta ciidda samaysan doonaan xaflad weyn! Hal toddobaad ayaa ka dhiman Ciidalfidrigii. Buuggan waxa ay Ardo kaga sheekaynaysaa sida ay qoyskeedu ugu diyaargaroobayaan ciidda iyo sida ay u dabbaaldegayaan. Ardo och Mire bor i Hargeisa. Efter fastemånaden ramadan kommer de att ha en stor fest! Det är en vecka kvar till eid al-fitr och i den här boken berättar Ardo om hennes familjs förberedelser inför eid och hur de firar.

339.00 kr

Liknande produkter